Dowlada Sacuudiga oo qafiifisey xanibaadii saarneyd dadka dalkaas booqanaya

Xukuumadda Sucuudiga ayaa sheegtay in laga bilaabo maanta oo Axad ah ay waajib tahay in dadka gelaya Dukaamada iyo goobaha ganacsiga ama isticmaalaya gaadiidka dadweynuhu ay ka talaalan yihiin cudurka Coronavirus. Wasaaradda arimaha gudaha ayaa sheegtay in talaalku shardi u yahay adeegsiga goobahaas guud ahaan gobolada dalka oo dhan. Sacuudiga ayaa sidoo kale oo uu … Continue reading Dowlada Sacuudiga oo qafiifisey xanibaadii saarneyd dadka dalkaas booqanaya